AKHRISO:- Koonfur Galbeed oo maamul cusub u Magacowday Afgooye

0

Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Cabdi ayaa Guddoomiyaha Cusub ee degmada Afgooye u magacaabey Mudane Ibraahim Cumar Qaasim (Carab)halka Xog-hayaha degmada loo magacaabey Mudane Maxamed Cali Cadow.

Sidoo kale wasiirka Wuxuu xilkii ka qaaday guddoomiyihii hore ee Degmada Afgooye iyo xog-hayihii.