DHAGEYSO:-Saciid Nuur“Ujeedkeena Waa in Meesha Laga Saaraa Axmed Madoobe”

0

Xildhibaan Saciid Nuur oo kamid ah Xildhibaanadda Isbadal doonka Jubbaland ayaa eedeen culus u jeediyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe).

Waxa uu sheegay in Axmed Madoobe uu dhibaatooyin ku hayo shacabka Jubbaland,islamarkaana shacabka ay wali dareemayaan culeysyadii uu ku hayay.

Dhanka kale Xildhibaanka Saciid Nuur ayaa sheegay in sababta 3-Madaxweyne loo doortay ay aheyd in meesha laga saaro Madaxweyne Axmed madoobe.