DAAWO Xasan Sh Maxamuud oo DF ugu baaqay ineey cadeyso sababtii dib loo dhigay dacwada Badda

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa DF ugu baaqay ineey si deg deg ah shacabka Soomaaliyeed ugu cadeeyso sababta keentay in dib markale loo dhigo dacwada badda halkaan hoose ka daawo warkaasi iyo warar kale.