DAAWO Dowlada oo hub iyo ciidan ka dajisay Magaalada Hubyo

0

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa hub iyo ciidan xoogan ka dajisay magaalada Hobyo warkaasi iyo warar kale ka daawo muuqaalka hoose.