Beelaha Habar Gidir oo diiday kulanka musharax Qoor Qoor

0

Beelaha Habar gidir gaar ahaan Sacad, Ceyr iyo Duduble ayaa diiday kulan weyne uu ka dalbaday musharax Axmed Cali Kaariye Qoor Qoor.

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in hogaanka odayaasha dhaqanka ee beelahaas ay si cad u diideen kulanka iyo qorshaha uu wato Musharax Qoor Qoor.

HOOS KA DAAWO: