XOG CUSUB: Al-Shabaab badan oo lagu laayay gobolka Sj/Hoose

0

Xog cusub ayaa laga helay weeraro iyo qaraxyo ay Al-Shabaab ka geysteen todobaad ka hor gobolka Sh/Hoose.

Weeraradaas oo ay soo qaadeen Al-Shabaab ayaa waxaa ka soo gaaray jab xoogan, waxaana lagu laayay saraakiil iyo askar badan oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

HOOS KA DAAWO: