XOG: Axmed Madoobe oo Itoobiya looga yeeray

0

Warar aan helnay ayaa sheegaya in magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya looga yeeray madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Itoobiya ay dooneyso in xal waara laga gaaro khilaafka dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland.

HOOS KA DAAWO: