TOOS U DAAWO: Ciyaar xiiso badan oo Wasiiro iyo Xildhibaano u dhaxeysa.

0

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya, wasiiro iyo masuuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa kulan aad u xiiso badan oo ciyaar kubbadda cagta ku yeeshay Kismaayo.

Xildhibaan Fiqi ayaa wacdaro ka dhigay garoonka iyo wasiiro kubadda ku fashilmay.

HOOS KA DAAWO CIYAARTA: