DAAWO: Jeneraal Indha cadde oo sir badan kashifay iyo halista amniga

0

Jeneraal Indha cadde ayaa soo bandhigay xogo culus oo ku saabsan dayaca amni ee ka jira magaalada Muqdisho iyo sida ay u shaqeeyaan taliyaasha qaabilsan amniga dalka.

HOOS KA DAAWO: