DAAWO: CC Warsame oo soo bandhigay Shirqoolka dowladda Qadar ee siyaasiyiinta mucaaradka

0

Siyaasiga mucaaradka C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo bandhigay sir badan oo ku saabsan shaqada dowladda Qadar ay ka wado Soomaaliya iyo shirqoolka ay la damacsan tahay siyaasiyiinta ka aragti duwan dowladda.

HOOS KA DAAWO: