DAAWO:-Barlamaanka Puntland oo ka horyimid Caleemo saarkii Axmed Madoobe iyo safarkii Deni

0

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo shir ku qabtay Xarunta Barlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe ayaa waxay ka horyimaadeen safarkii Madaxwayanaha Puntland saciid Cabdulaahi Deni ku tagay Magaalada Kismaayo & caleemo saarkii hogaamiye axmed madoobe oo maalin ka hor ka dhacay kismaayo