DAAWO: Deni oo sir badan kashifay iyo fashilka shirka Kismaayo

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa banaanka soo dhigay sirta ka dambeysay inuu burburo fashilna ku soo dhamaado shirkii ay magaalada Garoowe ku yeesheen madaxda dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada dalka.

HOOS KA DAAWO: