Muran iyo Khilaaf ka taagan warbixinta ka soo baxday xafiiska hanti dhowrka

0

Waxaa muran badan ka dhashay warbixintii ka soo baxday xafiiska hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Warbixinta ayaa lagu weeraray xafiisyada sare ee dalka, waxaana lagu cadeeyay in lacago fara badan ay maqan yihiin.

HOOS KA DAAWO MURANKA TAAGAN: