DAAWO: Guddoonka Aqalka sare oo gaaray Kismaayo

0

Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG maamulka Jubbaland waxaa gaaray wafdi balaaran oo ka socda golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wafdiga waxaa hogaaminaayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare Senator Abshir Bukhaari, waxa ay ka qeyb galayaan xafladda caleemo saarka Axmed Madoobe.

HOOS KA DAAWO: