DHAGEYSO:-Shacabka Dhuusamareeb Oo Soo Dhaweeyay Guddiga DFS

0

Dadweynaha ku nool magaaladda Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, ayaa soo dhaweeyay guddiga ay magacowday dowladda federaalka.

Guddigaas oo uu bogaadiyey madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka shaqeynaya maamul dhisidda dowlad goboleedkaas.

Shacabka oo la hadlay Shabelle ayaa waxay rajo wanaagsan ka muujiyeen in guddiga oo ay khuburo ku jiraan in ay waajibaadka si fiican u gutaan.