DHAGEYSO:-Cali maxamed geeddi oo ka digay mudo kordhin loo sameeyo madaxda dalka

0

Ra”iisul-Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo ka hadlayay munaasabad uu kaga dhawaaqayay xisbi siyaasadeed cusub ayuu uga hadlay xaaladda dalka iyo shaqooyinka looga baahanyahay xisbiyada.

Cali Maxamed Geeddi ayaa tilmamay in aan la aqbali Karin muddo kororsi ay sameystaan madaxda dowladda,isaga oo shaaca ka qaaday in nidaamka xisbiyada badan uu dalka u hor seedayo in uu dhibaatada ka baxo.