DAAWO: Kenya oo la wareegtay amniga mucaaradka gaaray Kismaayo

0

Ciidamada Kenya ayaa si rasmi ah ula wareegay amniga madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh.

Sidoo kale Ciidanka Kenya ayaa la wareegay amniga dhamaan siyaasiyiinta mucaaradka ee gaaray magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: