DEG DEG: Dowlada & Deni oo la heshiisiinayo, Mareykanka oo la saftay Somalia & Walwalka Kenya haysta

0

Wasiirada Puntand ku matala DF ayaa gaaray magaalada Boosaaso halkaasi oo kulamo ay kula leeyihiin Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni kulamadaasi oo looga hadlaayo wadashaqeynta Puntland iyo DF warkaasi iyo warar kale muuqaalka hoose ka daawo