DAAWO Madaxweyne Farmaajo oo Baaq u diray madaxda Dowlad goboleedyada

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta furay kalfadhiga Baarlamaanka ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay ineey xaliso wixii tabasho ah oo ay qabaan madaxda DG-yada warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.