DAAWO:-Dowladda dhexe iyo maamulka puntland oo wada hadal guuleystay yeeshay

0

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo ka soo jeeda Puntland ayaa shalay galinkii danbe  gaaray Boosaaso, waxaa wafdiga Wasiirada ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Qorsheynta Jamaal Xasan Maxamed iyo Wasiirka Kalluumeysiga C/llaahi Bidhaan.

Hoos ka daawo arimaha labada dhinac ay kawada hadeen