Akhriso:-Xaaf oo soo dhaweeyay Guddiga farsamada dhismaha Galmudug

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo dhaweeyay Guddiga farsamada dhismaha dowlad Goboleedka Galmudug.

Guddigan oo ay shaacisay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu ka koobanyahay 13 xubnood oo matalaya beelaha Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Xaaf ayaa lagu soo dhaweeyay Magacaabista