Akhriso:-Dowladda Oo Ku Dhawaaqday Guddiga Farsamada Maamul Dhisida Galmudug

0

Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u-heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug.

Guddiga oo ka kooban 13xubnood ayaa wasaaraddu sheegtay in guddigu u xilsaaran yahay fulinta habraacyada iyo shuruudaha lagu saleeyay xulista hogaamiye dhaqameedyada rasmiga ah iyo xildhibaanada Golaha wakiillada.

Liiska magacyada guddiga ee wasaaraddu ku dhawaaqday.

Maxamed Cumar Warsame (Afrax)

Cabdulqaadir Nuur Caraale

Axmed Maxamed Caafi

Cabdirisaaq Kaahiye yuusuf

Cumar Maxamuud Cabdi

Xuseen Cabdulle Xasan

Maxamed Daahir Faarax

Cabdi naasir Geelle Cilmi

Xaliimo Cabdi Cali

Maxamed Maxamuud Cali

Cabdirisaaq Aadan Warsame

Abshir Cabdiraxmaan Maxamed

Cabdirashiid Cali Salaad.