DAAWO Xildhibaano ka tirsan 2-da aqal oo kulamo ka dhan ah Odowaa ka wada Galmudug

0

Xildhibaan Cabdixakiin iyo Senator Dhagdheer oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo looga soo horjeeda Musharax Madaxweyne Galmudug Cabdiraxmaan Odowaa ka wada Deegaaanada Galmudug

Xildhibaadaan oo taageero weyn u ah musharax Qoor Qoor ayaa kulan weyn ku qabanqaabiyay magaalada Guriceel hoos ka daawo hadaladooda.