DAAWO: Khudbadda CC Warsame u jeediyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Swedan.

0

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay Khudbad dheer u jeediyay jaaliyada Soomaaliyeed ee xalay casha sharaf iigu sameeyey magaalada Stockholm ee dalka Swedan siyaasiga ayaa inta badan khudbadiisa kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee wadanka hoos ka daawo muuqaalkaasi