DAAWO+FADEEXO: Jeesoow oo aflagaadeeyay Sheekh Shariif.

1

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa aflagaadeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif.

Xildhibaan Jeesoow ayaa ka hadlay xayiraada la saaray Sheekh Shariif, dhibaatadii ka dhacday garoonka Muqdisho iyo Xaalada Jubbaland.

HOOS KA DAAWO:

Comments are closed.