Xiisad ka taagan Muqdisho iyo kulamo xasaasi ah oo socda.

0

Xiisad ayaa caawa ka taagan magaalada uqdisho, waxaa soconayo kulao gaar gaar oo lagu xalinayo dhibkii maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa hada kulamo xasaasi ah la leh Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: