DHAMBAAL TACSIYADEED:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Ardo Diiriye Faarax.

0

Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Allaha u Naxariisto Marxuumad Ardo Diiriye Faarax oo saaka ku geeriyootay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Dhamaan bahweynta, maamulka iyo hawlwadeenada Allagalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyoonaya geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Ardo Diiriye Faarax, waxaan dhambaal tacsiyadeed oo tiiraanyo leh u diraynaa Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey), reer Diiriye Faarax, Reer Xaashi Cabdi (Xaashi Ganeey) iyo  Asxaabtii ay  ka baxday Allaha u Naxarsiitee Marxuumad Ardo Diiriye Faarax.

Waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee marxuumad Ardo Diiriye Faarax, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryayaa inuu Marxuumad Ardo Diiriye Faarax Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin