DHAGEYSO:-Maxay Tahay sababta loo sugi la’yahay Amniga caasimada dalka ee muqdisho?

0

Iyada oo Maalintii shalay ahayd uu Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo uu saxiixay sharciga la-dadagaalanka musuq maasuqa ayaa Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud maxamed (Cumar Filish) waxa uu sheegay in amni darada dalka kajirta ay qeyb katahay musuq maasuqa.

Waxa uu sheegay in musuq maasuqa uusan ahayn in lacag la qaato kaliya balse uu qaybo badan yahay taas ayuuna tilmaamay in ay qayb katahay hantida dowladda ee loogu tala galay in loogu adeego Shacabka oo lalunsado.