DAAWO:-Maxay tahay sababta Soomaaliland ay u joojisay muxaadaradii diiniga ahayd ee Sheekh Maxamed Idiris ee Hargeysa?

0

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa joojisay tababar Cimiyeed ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin Diini oo Magaalada Hargeysa ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Idris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed.

Sheekh Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Hargeysa  ayaa doonayay in halkaas uu ku qabto tababar ku saabsan Arrimaha Guurka,isla markaana goob fagaaro ah dhawaan isugu keenay qaar kamid ah gabdhaha wax ka barta Iskuulada ku yaalla halkaas.

Hoos ka daawo