DHAMBAAL TACSIYADDEED:- Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Hindiya Xuseen Aw Maxamuud (Koofiya Cade).

0

Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Allaha u Naxariisto Marxuumad Hindiyo Xuseen Aw Maxamuud (Hindiya Koofiya Cade) oo hadda ku geeriyootay magaalada Virginia ee dalka Mareykanka.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo hawl-wadeenada Anaga oo ka tiiraanyoonaya geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Hindiyo Xuseen Aw Maxamuud, waxaan dhambaal tacsiyadeed oo tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Reer Aw Maxamuud Maxamed Ciise, gaar ahaan Reer Xuseen Aw Maxamuud (Koofiya Cade) iyo Asxaabtii ay  ka baxday Allaha u Naxarsiitee Marxuumad Hindiya Xuseeen Aw Maxamuud.

Waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Hindiya Xuseeen Aw Maxamuud, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Hindiya Xuseeen Aw Maxamuud Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa dhambaal tacsiyaddeed oo gaar ah diraya.

Dhamaan Reer Maxamed Ugaas Aden Xaashi

Dhamaan Reer Ismaaciil Aw Maxamuud iyo Hooyo Khadiijo Cilmi Cali.

Reer Cabdikariin Muuse Cilmi iyo Hooyo Nadiifo Sheekh Candullaahi Feerayare.