Afhayeenka Amniga Jubbaland C,nuur Ibraahim Xuseen ayaa kawarbixiyay xaaladda caafimaad ee Mid kamid ah Nabadoonada Jubbaland oo Xalay fiidkii lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo.