XOG: Wasiirada iyo Xildhibaanada Hirshabeelle oo si KMG logo diiday Muqdisho

0

Wasiirada, Xildhibaanada iyo shaqaalaha maamulka Hirshabeelle ayaa si KMG ah loogu mamnuucay joogitaanka iyo imaatinka magaalada Muqdisho.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Sirdoonka Soomaaliya ay heleen xog ah in kaararka aqoonsiga maamulka Hirshabeelle loo isticmaali rabo in weeraro logos geystO mUQDISHO.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: