DAAWO: Wasiir Isloow oo lagu dhagan yahay iyo Su’aalo laga weydiiyay ciidankii la geeyay Dhuusamareeb

0

Wasiirka amniga ee Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa faah faahin ka bixiyay ciidanka AMISOM iyo kuwo dowladda ee la geeyay magaalada Dhuusamareeb ka dib markii su’aalo adag ay arrintaan ka weydiiyeen ergadii ka qeyb galeysa shirka ka socda magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO: