DAAWO:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arimo muhiim ah

0

Shirkii golaha wasiirada maamulka puntland oo ka qabsoomay magaalada garoowe ayaa looga hadlay arimo kala duwan gaar ahaan dhanka amniga caasimada iyo arimo kale