Sirdoonka Qadar oo Muqdisho si qarsoodi ah ku yimid, lana kulmay madaxda dowladda.

0

Saraakiil Sirdoon ah oo ka socda dowladda Qadar ayaa si qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho.

Saraakiisha ayaa waxaa hogaaminaayay Taliye ku xigeenka Sirdoonka dowladda Qadar, waxa ayna Muqdisho seexdeen hal habeen.

HOOS KA DAAWO: