Howlgallo Ballaaran Oo Laga Sameeyey M/ Baardheere

0

Ciidamada ammaanka ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyey degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidanka Boolisku ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmadaasi.

Saraakiil ka tirsan kuwa dowladda ayaa sheegay in u jeedka howlgalladaasi uu ahaa kuwa lagu xaqiijinayey amniga.

Baaritaaanadan ayaa ku soo aadaya, iyadoo maalmihii dambe falal liddi ku ah nabad galyada ay ka dhacayeen gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here