DAAWO: Kheyre oo olole xoogan ka bilaabay maamul goboleedyada

0

Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maamul goboleedyada dalka ka bilaabay olole xoogan oo uu ugu diyaar garoobayo doorashada 2021.

Ra’isal Wasaare Kheyre ayaa damacsan in doorashada soo socoto uu ku yeesho saameyn weyn iskuna soo sharaxo xilka madaxweynaha.

HOOS KA DAAWO: