Hanti dhowrka oo baaris ku bilaabay xafiisyada maaliyadda gobolka banaadir

0

Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qarabka ayaa baaris xoogan ku bilaabay xafiisyada maaliyadda ee gobolka banaadir.

Baarista hanti dhowrka ayaa timid kadib markii la waayay lacago malyan gaaraya oo qasnada dowladda hoose ee Xamar laga bixiyay.

HOOS KA DAAWO MACLUUMAADKA: