Guddoomiye Ibraahim Dheere oo lagu dhagan yahay iyo lacago la waayay

0

Warbaahinta Muqdisho ayaa ogaatay in lacago badan oo ku dhawaad hal malyan ah laga bixiyay qasnada dowladda hoose ee Xamar.

Dhamaan lacagahaan ayaa la bixiyay mudadii uu dhaawaca ahaa iyo markii uu geeriyooday duqii Muqdisho Eng Yariisoow.

HOOS KA DAAWO: