Arrin yab leh oo xalay ka dhacday Saldhig booliis oo ku yaalla Muqdisho

0

Xalay arrin la yaab leh ayaa ka dhacday saldhiga booliiska degmada Waaberi ee gobolka banaadir ka dib markii uu xabsiga Saldhiga ka fakaday nin Shabaab ahaa oo ku xernaa gudaha xabsiga.

Ninka maxbuuska ah ee Al Shabaabka ahaa aya qoriga kula dhagay askari doonaayay inuu celiyo dagaal dheer ka dib wu baxsaday.

HOOS KA DAAWO MACLUUMAADKA WARKAN: