DAAWO: Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay Cumar Finish iyo Ibraahim Dheere.

0

Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhex galay guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Finish iyo guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda Ibraahim Dheere.

Khilaafka labada masuul ayaa yimid ka dib markii la waayay lacago badan oo laga waayay qasnada dowladda hoose ee Xamar.

HOOS KA DAAWO: