YAAB+FARXAD: Haweeney 73 jir ah oo u mushay ilmahadeedii ugu horeeyay

0

Arrin yaab iyo farxad leh ayaa ka dhacday gobolka Andhra Pradesh oo ku yaalla Koofurta dalka Hindiya ka markii haweeneey 73 sano jir ah ay ku dhashay labo gabdhood oo mataano ah.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA: