DAAWO: Cumar Finish oo ku hanjabay inuu furayo wadooyinka Muqdisho

0

Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir Cumar Finish oo caawa si rasmi ah xilka ula wareegay ayaa sheegay inuu furayo dhamaan wadooyinka xeran ee magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO KHUDBAD CAJIIB AH OO UU JEEDIYAY: