DAAWO: Sheekh Shaakir oo balanta ugu baxay Macalin Maxamuud

0

Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa la sheegay inuu dhabar jebiyay oo uu qiyaamay hogaanka sare ee Ahlu Sunna oo hada go’aansaday iney wax walbo ka tanaasulaan.

Sheekh Shaakir ayaa la ogaaday inuu heshiis qarsoodi ah la galay Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliaya Xasan Cali Kheyre taasina ay keentay in Ahlu Sunna ay kala jabto.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: