Cabsi xoogan oo ka jirta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar.

0

Cabsi xoogan iyo wal wal amni ayaa ka jira xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar.

Hay’addaha amaanka ayaa maalin walbo shaqaale iyo masuuliyiin hor leh ka kaxeysta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: