DEG DEG: Wasiir Sabriye oo u jawaabay Ahlu Sunna, kana hadlay ciidanka la geeyay Dhuusamareeb

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deg deg ugu jawaabtay warka ka soo baxay Ahlu Sunna ee ku saabsan heshiiska ay wada galeen iyo xiisada ka taagan magaalada.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdi Sabriye ayaa sheegay in aysan jirin heshiis ay dowladdu kaga baxday Ahlu Sunna, sidoo kale waxa uu ka hadlay hubka iyo ciidanka la geeyay magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WASIIR SABRIYE: