DAAWO: Xafladda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee G.Banaadir oo dib u dhacday

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxayo dib u dhac ku yimid munaasabadda xil wareejinta guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Finish” oo lagu waday iney caawa ka dhacdo xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar.

Sababta ugu weyn oo ay dib ugu dhacday ayaa lagu sheegay iney tahay sababo amni.

Hay’addaha amniga ayaa guddiga qaban qaabada ku wargeliyay in xaflada dib loo dhigay illaa amar dambe.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: