DAAWO: Cumar Finish oo hal arrin ka dalbaday madaxweynaha ka hor xil wareejinta.

0

Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir Cumar Finish ayaa madaxweynaha JFS mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ka codsaday in loo madax banaaneeyo sugidda amniga guud ee xarunta gobolka banaadir.

Cumar Finish ayaa sheegay inuusan xilka la wareegi doonin inta ciidamo aan isaga hoos tagin ay sugaya amniga xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar.

HOOS KA DAAWO: