DAAWO: Banaanbaxyo waa weyn oo ka socda Dhuusamareeb

0

Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa ka dhacay banaanbaxyo iska soo horjeedo oo ay dhigayeen qeybaha kala dwuan ee bulsahda ku nool Magalada Dhuusamareeb,

Banaanbayaasha ayaa u kala qeybsanaa kuwa taageeraya howlaha ay dowladda Federaalka ka wado deegaannada Galmudug iyo kuwa kasoo horjeeda,isla markaana taagersan Ahlusunna.

HOOS KA DAAWO BANAANBAXYADA IYO XAALKA DHUUSAMAREEB: