XOG: Waa maxay sababta uu Saadaq Joon u xeray agaasime iyo shaqaale ka tirsan G.Banaadir?.

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxayo xarigii iyo jirdilkii loo geystay howl wadeeno iyo agaasime ka tirsan maamulka gobolka banaadir.

Jirdilka iyo xariga ayaa waxaa geystay ciidan uu hogaaminayo Saadaq Joon oo ah taliyaha qeybta guud ee ciidanka booliiska gobolka banaadir.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: